Golaha Wakiilada Somaliland oo markii lixaad muddo kordhin loo sameeyey

Kulan ay Maanta Magaalada Hargeysa ku yeesheen Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxay muddo kordhin u sameeyeen markii lixaad Golaha Wakiiladda Maamulkaas. Guddoomiyaha Golaha Guurtida Salebaan Maxamed Aadan oo kulanka shir guddoominayey ayaa waxaa goobjoog ka ahaa 71 xibnood oo codeyn ka dib isku raacay in muddo laba sano ah waqtiga loogu kordhiyo Golaha Wakiiladda Soomaaliland. … Continue reading Golaha Wakiilada Somaliland oo markii lixaad muddo kordhin loo sameeyey